Qaamuusle LogoQaamuusle

dalqan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dalqan1
Magac lab
1
Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo.
2
la midka ah (ld):
dalqamid
ld dulqan¹
dalqan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami