moolikiyuul cirifle
Magac labKiimika
Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle.
Wadarta Magacan
-layaal ..., m.l/dh