dalool
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalool1
Magac lab1
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
2
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel¹.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
dalool2
Magac labBaayolojiDalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihiin in dhowr dalool oo yaryar.
Wadarta Magacan
-lo, m.dh
dalool3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel².
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay