damaashaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
damaashaad1
Magac labCiyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
damaashaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMaalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.
Is-rogga falkan
-day, -dday