khajal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khajal1
Magac labXishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.
khajal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².
Is-rogga falkan
-alay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay