Qaamuusle LogoQaamuusle

damac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

damac1
Magac lab
1
Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho.
2
Rabitaan.
3
la midka ah (ld):
damcid
damac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid).
2
Wax rabid (cid).
Tusaale
Waxaan damcay in aan Diinsoor aado.
Is-rogga falkan

-mcay, -macday; -mci