afdhabaandhab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
afdhabaandhab1
Magac lab1
Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlaysa loo aammusiiyo.
2
la midka ah (ld):
afdhabaandhabid
afdhabaandhab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadSi cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaacid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay