khaddaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khaddaab1
Magac labQad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
khaddaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHaween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay