mululrin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mululrin1
Magac labRimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.
mululrin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi