Qaamuusle LogoQaamuusle

madax adayg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

madax-adayg1
Magac lab
Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
madax-adayg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ka m.: wax samayntooda diidid.
2
Ku m.: wax ku adkaysasho.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay