askun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
askun1
Magac labla midka ah (ld):
askumid
askun2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g)Bilaabmid; dhalasho.
2
(f.mg) Ka soo a.: ka billaabmid; ka dhalasho.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-umay, -untay; -umi