sarac
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sarac1
Magac lab1
Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo.
2
Beerfal.
3
Saf.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
sarac2
Magac dheddigLaabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan¹.
Wadarta Magacan
-rco, m.l
sarac3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax beerid.
2
Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
Is-rogga falkan
-rcay, -racday; -rci