sar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sar1
Magac dheddig1
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
2
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
sar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax jeexdin yar u yeelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ro, m.l
-ray, -rtay