Qaamuusle LogoQaamuusle

salaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

salaan1
Magac dheddig
1
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
2
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
salaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid salaan u jeedin.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay; -aami