saraad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saraad1
Magac dheddig1
Wax dhici doona oo la sii sheego.
2
Calaamado iyo dhacdooyin tus-meeya wax dhici doona.
saraad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dhici doona mala-awaalid.
2
Dhacdooyin tilmaamid.
Is-rogga falkan
-day, -dday