Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
degmo
Magac dheddig
1
Beel.
2
Qaybaha gobod u qaybsamo middood.
3
la midka ah (ld):
degsiimo
Meel la degganyahay
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: deg
Magac lab ama dheddig
2: degaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: degaameyn
Magac faleed dheddig
4: degaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: degaamin
Magac dheddig
6: degaan
Magac lab
7: degaan-habboon
Magac lab
8: degaandeg
Magac lab