adab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
adab1
Magac labSuugaan.
adab2
Magac dheddig1
Qalab u gaar ah aqal Soomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda, xashinta iwm.
2
Kolay yar oo ka samaysan harag ama mayrax oo ay haweenku wax ku gurtaan.
Wadarta Magacan
-byo, m.l