indhawiriq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhawiriq1
Magac labIftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayo.
indhawiriq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday