Qaamuusle LogoQaamuusle

injiin

Magac labFiisikis
Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh