Qaamuusle LogoQaamuusle

adaadax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

adaadax1
Magac lab
1
Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed.
2
Meesha ay iska galaan dhulka iyo buurta.
adaadax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Tabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).
Is-rogga falkan

-xay, -xday