organ (Magac lab) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
organ
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
61 jeer ayaa la eegay
Magac lab
Cilmiga-naflayd
Qayb ka mid ah jidhka noolaha oo u khaas ah, inay qabato hal shaqo ama in ka badan. Tusaale, xayawaanka: dhegaha, indhaha, sambabada iyo kelyaha. Tusaale, dhirta: caleemaha, xididdada iyo ubaxa. Organku wuxuu ka koobanyahay nudo badan oo kala duwan.