Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
orgeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Ri' wax orgi u baahan ahaansho.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: organ
Magac lab
2: organ-yare
Magac lab
3: orgee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: orgeyn
Magac faleed dheddig
5: orgeysguur
Magac lab
6: orgeysnaan
Magac faleed dheddig
7: orgeysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: orgi
Magac lab