asaasan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
asaasan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax asaasan noqosho.
Tusaale
“Dhismihii dugsiga cusub weli ma asaasmin”
la mid ah:aasaasan¹.
Is-rogga falkan
-smay, -santay; -smi
asaasan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd