Qaamuusle LogoQaamuusle

orod

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

orod1
Magac lab
Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
orod2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
Is-rogga falkan

-rday, -rodday; -rdi