Qaamuusle LogoQaamuusle

oroob

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

oroob1
Magac lab
Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba.
oroob2
Magac dheddig
Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil.