Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
naylaqaad
Magac lab
1
Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo.
2
N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nayaayiraysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: nayaayiraysnaan
Magac faleed dheddig
3: nayaayiraysnaansho
Magac lab ama dheddig
4: nayaayiro
Magac dheddig
5: nayaayiroo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: nayaayirood
Magac faleed lab
7: nayaayirsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: nayaayirsanaan
Magac dheddig