nayaayiro
Magac dheddig
1
Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah.
2
Rajo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nayaayiraysanFal magudbe, isrogrogga 4aad2: nayaayiraysnaanMagac faleed dheddig3: nayaayiraysnaanshoMagac lab ama dheddig4: nayaayirooFal magudbe, isrogrogga 3aad5: nayaayiroodMagac faleed lab6: nayaayirsanFal magudbe, isrogrogga 4aad7: nayaayirsanaanMagac dheddig8: nayaayirsanaanshoMagac lab ama dheddig