himmajab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
himmajab1
Magac labNiyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.
himmajab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay