dabbaan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabbaan1
Magac lab1
Webi, durdur iwm meesha ugu biyo yar ee lugta looga gudbi karo.
2
la midka ah (ld):
dabbaanid
dabbaan2
Magac dheddigFallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
dabbaan3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWebi, durdur iwm lug uga gudbid meesha ugu biyo yar.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay