Qaamuusle LogoQaamuusle

dabboojiye

Magac lab
1
Bisha lixaad ee sannad qorraxeedka.
2
D.-jayaal: laba xiddigood oo waaweyn oo cirka dhiniciisa koonfur ku yaal.
Wadarta Magacan

-jayaal, m.l/dh