muslin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muslin1
Magac labDiintaQof diinta Islaamka rumaysan.
Wadarta Magacan
-imiin, m.dh
muslin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDiintaDiinta Islaamka rumayn.
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-imiin, m.dh
-imay, -intay; -imi