mushaax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mushaax1
Magac lab1
Socod aayar ah oo xarrago ku jirto; tamashle.
2
la midka ah (ld):
mushaaxid
mushaax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi tartiib ah oo xarrago ku jirto u socosho.
Is-rogga falkan
-xay, -xday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday