Qaamuusle LogoQaamuusle

deg

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

deg1
Magac lab ama dheddig
1
Dhul korreeya hoobadka ah.
2
Daan (webi).
3
Garabka intiisa kore; qarqar.
deg2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Meel rug ah dhigasho (cid).
2
(f.g) Wax duulayey fariisasho.
3
(fg.) Xabbad turub ah bad dhigid.
4
(f.mg) Wax, biyo hoos ugu shiidid.
5
(f.mg) Dhul, webi iwm heerkooda hoos uga dhicid.
6
(f.mg) Wax isku qasan kala miirmid.
7
(f.mg) Wax kacsan xasilid.
8
(f.mg) La d.: cid khasaaro badid.
9
(f.mg)Ku d.: cid marti u noqosho.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay