Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
degaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
Is-rogga falkan
-meeyay, -meysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: deg
Magac lab ama dheddig
2: degaameyn
Magac faleed dheddig
3: degaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: degaamin
Magac dheddig
5: degaan
Magac lab
6: degaan-habboon
Magac lab
7: degaandeg
Magac lab
8: degaansho
Magac dheddig