addoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
addoon1
Magac labNin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.
Wadarta Magacan
-oommo, m.dh
addoon2
Magac dheddigNaag aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; biddad.
Wadarta Magacan
-oomo, m.dh