dherer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dherer1
Magac lab1
Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
2
Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
3
Fogaan.
dherer2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho.
2
(f.mg)Taagnaan; likaysnaan.
Is-rogga falkan
ray, -rtay