Qaamuusle LogoQaamuusle

raso qaaradeed

Magac labJuqraafi
Gogosha badda ee garabka ku haysa qaaradaha oo ay ku daboolan yihiin biyo gun gaaban. Sida caadiga ah guntaas biyuhu waxay xirtaa ilaa 600 oo cagood (182.9 mitir).
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh