gaajabbeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaajabbeel1
Magac labReebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.
gaajabbeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-eelay, -eeshay