jilibxir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jilibxir1
Magac lab1
Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin.
2
Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin.
3
Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday.
4
Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo.
5
la midka ah (ld):
jilibixirid
jilibxir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin.
2
Geel si uusan u baxsan dhudhunka iyo cududda isaga xirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay