Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
gaal1
Magac lab
1
Nin aan muslin ahayn.
2
Nin aan raxmad lahayn.
3
4
5
Wadarta Magacan
-lo, m.dh
gaal2
Magac dheddig
1
Haweeney aan muslin ahayn.
2
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
3
Hab; dabeecad.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
1. (Gaal-ka) a) Qof aan Muslin ahayn oo siiba midabkiisu cad yahay. b) Qof aan jimic lahayn oo cidna u turin; tiirri. c) Geel (waxaa badanaa lagu dabakaraa ereyo kale sida haruubgaal, xeryaggaal, afaggaal, ...).