Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rasuul
Magac lab
Diinta
Nabi Ilaahay ku amray inuu cid kale gaarsiiyo waxyi loo soo dhiibay.
Wadarta Magacan
rusuul, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rasaas
Magac dheddig
2: rasaasayn
Magac faleed dheddig
3: rasaasee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: rasan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: rasayn
Magac faleed dheddig
6: rasays
Magac lab
7: rasaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: rasaysasho
Magac faleed dheddig