fardafuul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fardafuul1
Magac lab1
Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.
2
F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
fardafuul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFaras dusha ka korid.
Is-rogga falkan
-uulay, -uushay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-uulay, -uushay