Qaamuusle LogoQaamuusle

askaaris

Magac lab ururBaayoloji
Abla-ablaynta qaarkeed waxay ka tirsanyihiin duulka loo yaqaan fasmaydiya (Phasmaidia), waxaanay leeyihiin af leh 3 ilaa 6 baabila.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh