Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
askarmaroodi
Magac lab
1
Qof aan ahayn shaqaale rasmi ah oo mararka qaarkood uu adeege ka yahay isbitaal, xero militari iwm.
2
Qof askari ahaan loo adeegsan jiray mararka qaarkood miyiga wax ka qaban jiray.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: askaaris
Magac lab urur
2: askaax
Magac dheddig
3: askar
Magac dheddig urur
4: askarayn
Magac faleed dheddig
5: askaree
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
6: askari
Magac lab
7: askarinnimo
Magac dheddig
8: askarnimo
Magac dheddig