Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
askari
Magac lab
1
Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aanxiddigo iyo alifyo midna la siin; dable.
2
Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.
Wadarta Magacan
askar, m.dh; askaro, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: askaaris
Magac lab urur
2: askaax
Magac dheddig
3: askar
Magac dheddig urur
4: askarayn
Magac faleed dheddig
5: askaree
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
6: askarinnimo
Magac dheddig
7: askarmaroodi
Magac lab
8: askarnimo
Magac dheddig