khafiif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khafiif1
Magac lab1
Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar.
2
Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
khafiif2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho.
2
Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay