Qaamuusle LogoQaamuusle

muruq roor

Magac labDaawo
Muruq iskuroor xoog weyn oo dhici kara ama cudur guud ahaan jirka saameeya sida: curyaamidda muruqa koogsan. Ama meel kooban ee jirka xaalad xanuun badan awgeed.
Wadarta Magacan

-ryo, m.dh