Qaamuusle LogoQaamuusle

onkod

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

onkod1
Magac lab
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod. oodrogo
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

onkod2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.
Is-rogga falkan

-day, -dday