Qaamuusle LogoQaamuusle

fin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fin1
Magac lab
Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
Wadarta Magacan

-nan, m.l

fin2
Magac labDaawo
Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
Wadarta Magacan

-nan, m.l