Qaamuusle LogoQaamuusle

findhicil

Magac lab
1
Geed quwaax dhuux adag oo leh laamo gaagaaban, qodxo dhaadheer, caleemo yaryar iyo asal.
2
Cunto la cunayo wax yar oo kaga hara ilkaha dhexdooda.
3
(-illo, m.dh) Qori yar oo cuntada ilkaha dhexdooda ku harta looga saaro.